Maamulka Xaafadda Hanti-Wadaag oo Bulshada Ugu Baaqay In ay ka Shaqeeyaan Horumarinta Jowhar.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Ee xarunta Gobalka Shabellaha dhexe waxaa ku nool bulsho aad u kala duwan Haba u badnaadan Beeraley iyo xoolo dhaqato, Isku xirnaanshaha maamulka iyo bulshada waxaa ay sahleysaa in la helo bulsho la shaqeysa maamulka Sida dayactirka iyo nadaafadda, caawinta dadka Barakacayasha, wax ka qabashada ciyaalweerada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here