Dowladaha Soomaaliya Iyo Shiinaha oo ka Wadda hadlay Iskaashiga dhinaca Teknoolojiyada.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa booqday Xarunta Maamulka Xogta ee Dowladda Shiinaha, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiinta Xarunta oo Wasiirka warbixin ka siiyey adeegyada ay bixiso iyo kaalinta ay ugu jirto Dowladda Shiinaha.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here