Beeraleyda Jowhar oo loogu Baaqay In ay Sare u Qaadaan Tacabka Dalagga Bariiska.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cusmaan Xasan Buule oo ka mid ah Dhalinyarada baratay kuliyada Beeraha ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay beerashada dalaga bariiska asigoona beeraleyda magaalada jowhar ka codsaday in ay kordhiyan Tacabka baris baarowga maadama magaalada jowhar ay caan ku tahay wax soo saarka gaar ahaan bariis baarowga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here