Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe, Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada, Xubnaha Baarlamaanka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ayaa kormeer shaqo iyo dhagax-dhig ka sameeyay Degmada Jalalaqsi e Gobolka Hiiraan.
Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.