Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dunideenu waxay wajaheysaa caqabado badan, qalalaase iyo xoogaga qaybsanaan – sida saboolnimada, rabshadaha, iyo xad-gudubyada xuquuqda aadanaha – iyo kuwo kale oo badan – kuwaas oo wiiqaya nabadda, amniga, horumarka iyo wada noolaanshaha bulsho ee dadyowga adduunka.
Si loo waajaho dhibaatooyinkaas iyo caqabadahaas, sababaha asalka u ah waa in wax laga qabtaa iyada oo kor loo qaadayo lana difaaco ruuxa la wadaago ee wadajirka aadanaha kaas oo leh qaabab badan – midda ugu fudud oo ah saaxiibtinimada.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.