Dhaqaatiirta Kismaayo oo Bulshada uga digay Saameeynta Gudniinka Fircooniga.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Drs Shukri Cabdi Geedi oo kamid ah Dhaqaatiirta Hooyada iyo Dhallaanka kana howlgasha Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo Warbahinta Fariin u marisay Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday in ay joojiyan Gudniinka nuuca Fircooniga loogu magacdaray oo tacadi ku ah Gabdhaha Soomaaliyeed.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here