Ganacsiga Waratada oo ku soo badanaya Jowhar

0
30

Marka laga soo tago Ganacsiyada kala duwan ee ku yaala Magaalada Jowhar Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa jira Dhalinyaro kale oo noloshooda ka maareeya Ganacsiga yar yar Kaasi oo lagu iibiyo Agabyo kala duwan oo bulshaduna ay isticmaalaan.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here