Madaxweynaha Hirshabelle Oo Sheegay In Aadan Yabaal Laga Hirgalinayo 13 Mashruuc.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ka hadlaya mashaariicda horumarineed ee laga hirgalinayo degmada Aadan Yabaal ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle uu qorsheynayo hirgalinta 13 mashruuc kuwaasi oo ka mid noqonayo mashaariicda horumarineed ee degmada Aadan yabaal.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here