Shaxda Ay Liverpool Ku Ciyaari karto Xilli Ciyaareedka Cusub.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaan wax saxiix ah samayn ilaa haatan suuqa kala iibsiga xagaaga.

Inkasta oo xiddigo badan lala xidhiidhinayo hadana Reds ayaan wali wax saxiix ah samayn.

Waxa laga yaabaa in ay Liverpool suuqa kala iibsiga xagaaga ku dhamaysato saxiix la’aan.

Slot ayaa laga yaabaa in uu aamino xiddigaha uu haatan haysto isla markaas uuna samayn saxiixyo cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here