Ururka Haweenka Gobolka Sh/ Dhexe Oo ku Baaaqay in La Sameeyo Goobo lagu Xanaaneyo Carruurta.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ayaa ah kuwa kaalin weyn ka qaata barbaarinta ubadka iyo hagida hanaanka suban ee caruurta.

Hooyo Raxmo Cbdifatah waxa ay ka mid tahy hawenka ku dhaqan magaalad Jowhar waxeyna iga warbixisay kaalinta ay ka qaadato barbarinta ubadka.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here