Jowhar – ( Radio Isnaay )- Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirt aiyo Daaqa dowladda FS Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka qeybgalay shirka 27-aad ee guddiga Keymaha iyo asbuuca Keymaha aduunka oo lagu qabtay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.