Soomaaliya oo Ka qayb gashay shirweynaha 6-aad golaha fulinta Midowga Afrika

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa magaalada Accra ee caasimadda dalka Ghana kaga qayb galay shirweynaha 6-aad ee bartamaha sanadka ee isu duwidda hawlaha qorshaysan ee hor-yaalla guddiyada kala duwan ee AU iyo sidoo kale Kalfadhiga 45-aad ee guddiga fulinta ururka Midowga Afrika, kaas oo socon doona ilaa 21 July ee sanadkan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here