Aqoon kororsi ku saabsan hababka casriga korjoogtaynta doorashada golayaaasha deegaanka oo Garoowe lagu qabtay.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA ayaa 160 korjoogtada Maxaliga ah ee doorashada magaalada Garoowe uga furtay tababarka hababka casriga ah korjoogtaynta doorashada golayaaasha deegaanka Garowe, Dongoronyo & Godobjiraan ee la filayo in ay dhacdo 23ka bishan Luulyo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here