Liverpool Oo Guuldaro Ku Bilaabatay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

0
25

Jowhar – ( radio isnaay ) – Kooxda Liverpool ayaa guuldaro ku bilaabatay isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo la ciyaaray kooxda Preston North End.

Kulanka oo ka dhacay garoonka tababarka Liverpool ee AXA Training Centre Ayay Reds Guuldaro kala kulantay.

Xiddigaha Liverpool ee ciyaarta ka qayb qaatay waxa ka mid ah Salah, Elliott, Conor Bradley iyo xiddigo kale oo da’yar ah.

Liverpool ayaa kulankooda Xiga la ciyaari doonta kooxda Real Betis kulan ka dhici doona dalka America.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here