Aqoon kororsi ku saabsan Horumarinta Tacabka Beeraha oo loogu qabtay Baladweyne.

0
32

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabelle Cilmi Daahir Muxumed ayaa qaar kamid ah Haweenka beeraleyda ah ee ku nool magaalada Beledweyne u furay aqoon korosi ku saabsan horumarinta tacbashada beeraha sidoo kale ku wareejiay gaadiid iyo agabkii ay u adeegsan lahaayeen wax soo saarka beeraha oo ay bixisay Hay’adda Nis.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here