Wasiirka Beeraha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Baydhabo.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareey oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad goboleedyada ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Beydhabo ee caasimadda KMG Dowlad Goboleedka KGS.

waxaa soo jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here