Mareegta lagu dhaco lacagaha bulshada Soomaaliyeed oo ku soo badanaya baraha bulshada.

0
21

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku dhaqan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bulshad soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka foojinaadan isticmaalka applicationka loogu magac daray addidas USDT oo loo adeegsado lacag dhigashada.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here