Kulan looga hadlayay isbedelka Cimilada oo lagu Qabtay Degmada Balcad.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Deegaanka & Isbedelka Cimiladda Dowlada goboleedka Hirshabelle ayaa Degmada balcad ee gobolka shabelllaha dhexe ka daah furtay kullan lagu fala-qeynaayo isbedelka cimiladda iyo qaababka la qabsiga.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.