Xuska Munaasbada 1- Luuliyo oo Lagu Qabtay Magaalada Jowhar

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad Ballaaran oo lagu Maamuusayo 64-Sano Guuradii Ka Soo wareegatay markii Gobollada Koonfureed Ee dalka ay ka xurobeen Gumeeystihii Taliyaaniga iyo Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.