Kulan lagu dhiirigelinayey dhalinyarada Oo lagu Qabtey Baydhabo.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda hoose ee degmada baydhabo ayaa kulan dhiiragelin ah u qabtey ururka dhalinyarada degmada baydhabo oo kaalin muhiim ah ka soo qaatey garab siinta dadka danyarta ah, dib u dayacatirka nadaafada iyo bilicida goobaha muhiimka ah ee magaalada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.