Bahda Waxbarashada Jowhar oo ka Hadlay Muhiimadda ay leedahay Maalmaha Xorriyada.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halaganka dheer ee dalka laga soo maray ayaa ah mid dhexa guxeysa qalbiyada kumaan qof oo somaali ah taasi oo dhalisay in laga diyaariyo manhaj ka shekenaayo tariikhda dalka laga soo maray ,iskuulada dalka ka jira ayaa ah halka lugu barto daruusta iyo heerarka laga soo maray dalka iyo halangkii gumeysiga.

waxaa soo jeedienysa : – Sahro Cabdi.