Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan hordhac ah oo ay isugu yimiddeen masuuliyiin ka kala socday maamullada Galmudug iyo Puntland oo ay kala hogaaminayeen, Wasiirro kala socday labada maamul kuwaas oo kala ah Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta sare iyo Wasiirka Maaliyadda Puntland, wasiirka amniga Galmudug iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Galmudug ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.
waxaa soo jeedinaya : – cabdiacsiis Xasan.