Wasiirka Waxbarashada dalka oo kulan la qaatay kormeerayaasha imtixaanka dugsiga sare

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS ayaa maanta kulan la qaatay kormeerayaasha imtixaanka shahaadiga ee ka hawl galaya gobolka Banaadir.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa in wasiirka uu ka dhageysto kormeerayaasha caqabadaha ay la kulmeen Afartii maalmood ee uu imtixaanka socday iyo talooyinka ay u soo jeedinayaan wasaaradda.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.