Macalimiin Fursado Shaqo ka helay iskuul ku yalla Baladweyne

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkabadan 8 macalimiin oo cusub ayaa fursado shaqo ka helay Machadka barashada Qur’aanka kariimka iyo culuumta maadiga ee Al-Luqmaan ee Magaalada Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.