Tababar lagu baranayo Xalinta Khilaafaadka oo dhoobleey lagu qabtay.

0
26

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowalad Gobaleedka Jubbaland mudane Cabdulaahi Cabdiqaadir Aadan ayaa magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ka furay tababar lagu baranayo Xalinta Khilaafaadka ee inta badan bulshada dhexdeeda ka dhaco.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.