Munaasabadda 26-ka Juun oo lagu qabtay Muqdisho.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 26-ka Juune oo ah Maalinta gobolada waqooyi ay xornimada ka qateen gumeystihii ingiriiska ayaa waxaa munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

waxaa soo jeedineysa : – Xalimo Cali.