Madaxweynaha Koofur galbeed oo bulshada ugu Hambalyeeyay Xuska 26-ka June.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ugu hambalyay shacabka soomaaliyeed munaasabadda 26-ka June sanadguuradii ka soo wareegatay markii ay xoroowday gobolada waqooyi ee Soomaaliya.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.