Xuska Munaasabadda 26-ka June oo lagu qabtay Muqdisho.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.