Dhalinyarada Jowhar Oo Ka Hadlay Sida Loo Horumarinkaro Dhalinta Reer Miiga.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  dhalinyarada rer miiga ah waa kuwa ugu badan oo aan helin fusrsado kale duwan oo waxbarasho ah kuwaasi oo sabab u noqota in aysan helin fursadaha shaqo oo ay ku sameyn lahaayee isbadel dhanka nolosha ah.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.