Maamulka Degmada Waajid Oo Bulshada kala hadlay joojinta is qabqabsiga dhulalka.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin uu horkacayo Gudoomiyaha Degmada Waajid ahna Duqa Magaalada Maxamed Macalin Yuusuf ay qeyb ka yihiin Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Odeyaasha Dhaqanka Degmada ayaa iyagoo ka jawaabayo is qab qabsiga Dhulka waxa ay kormeeren ilaa iyo 12 Wado oo Hal bowle uah Degmada Waajid sii looga hortago is Qab Qabsiga Dhulka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.