Midowga Afrika oo aqbalay in Soomaaliya laga caawiyo dhammeystirka la-wareegista amniga.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Midowga Afrika ayaa taageeray codsigii ay Soomaaliya ku doonaysay in kaddib bixitaanka ciidamada ATMIS la billaabo hawlgal muddo kooban ah oo dawladda looga caawinayo dhammeystirka dadaallada la-wareegista amniga.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.