Dood wadaag ku saabsan dhibaatooyiinka maandooriyaha oo Baladweyne lagu qabtay.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa laga daahfuray kulan dood wadaag ah kaasi oo kusaabsan sidii dhallinyarada looga wacyigelin lahaa isticmaalka Maandooriyaha iyo dhibaatadiisa.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.