Goobaha Lagu Sameeyo Mac Macaanka oo ku Soo Badanaya Jowhar.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halkan waa xarunta Macmacaanka ee Compuutar oo ay tuulooyin uga yimadaan dadka reer Jowhar madaama xaruntan ay tahay meesha ugu wanaagsan ee lagu sameeyo macmacaanada.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.