Imtixaanka Shahaadiga dugsiga sare oo Maanta laga daahfuray Jowhar.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ayaa sirasmi ah looga daahfuray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.