Somaliland oo ku baaqday in laga qeyb qaato Horumarinta wadooyinka.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland oo kulan balaaran la qaatay ganacsatada iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolka Owdal ayaa ka codsaday in ay ka qeyb qataan dhisamaha iyo dayactirka balaaran ee lagu sameeynayo wadooyinka isku xira Jabuuti iyo Somaliland.

waxaa soo jeedinaya : – cabdifitax Axmed.