Biyo La,aan soo wajahday Barakacyaasha ku Nool Magaalada Baydhabo.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa taageera Hey’adaha Qurba joogta dad Muxsiniin ah iyo Dowlada iayagoo inta badan la siiyo waxyaabaha ay noloshooda baahida u qabto.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.