Dhalinyarada ka Shaqeeysa Goobaha lagu Sameeyo Alaabta jiirka oo ku soo badanaya Jowhar

0
66

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku nool magaalada jowhar ayaa shaqo abur u noqotay sameynta kuraasta , qurxinta guryaha, farsameynta alaabta jiifka iyo qeybaha kale duwan ee qurxinta xafiisyada ayaa radio isnaay kaga warbixin sida ay noloshooda kaga maareeyaan shaqadaani.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow