Madaxweynaha Hirshabeelle oo Saalada Ciidda Dadweyne Farabadan kula Tukaday Jowhar.

0
26

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Salaada Ciidul-Adxa kula tukaday boqolaal shacab ah iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hirshabeelle magaalada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.