Xanuunka Jadeecada oo ka Dilaacay Tuulada Buur Fuule

0
50

Jowhar- (  Radio Isnaay )- Tuulada Buur fuule waxa ay ka md tahay tuulooyinka hoostaga Degmada mahadaay ee gobolkani shabeellaha dhexe dadka ku nool tuuladaasi waxaa soo wajahday Xaalada kale duwan oo dhanka caafimadka ah haba ugu badnaadaan  xanuunka jadeedcada oo haya carruurta ku nool tuuladaasi

Waxaa SooJeedinaya: Abdiwali Tima Cadde.