Kulan Muhiim Ah Oo Lagu Qabtay Deegaanka Ganu-ribad Ee Gobolka Hiiraan.

0
38

Jowhar- (  Radio Isnaay Deegaanka Ganu-ribad oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayya baahiyaha ka jira deegaankan sida waxbarashadda, caafimaadka iyo biyo la’aanta.

Waxaa SooJeedinaya: Maxamed Nuur Xuseen .