Shirka dib u eegista siyaasada Caruurta Oo Hargesa lagu qabtay.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda shaqo galinta maamulka Somaliland ayaa kulankii sedexaad ka furtay magaalada Hargeysa kaasi oo wajigiisa sedexaad lagu eegayo siyaasadda fulinta caruurta.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.