Madaxweyne Guudlaawe oo xilkii ka qaaday wasiirka beeraha Hirshabelle.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa marka uu arkay qoddobada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle waxa uu xilka ka qaaday Mudane Maxamed Faarax Cali Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.