Mashaariicyo Hormarineed oo laga hergiliyey Deegaannada Maamulka Hirshabeelle.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – sanad walba xiliyada roobka iyo fatahaadaha wabiga shbaeelle waxa uu saameyn xoogan ay ku yeeshaan dadka beeraleyda ah oo ku sugan tuulooyinka iyo deegaanada hoosyimaada degmooyinka qaar ee gobolkani.

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.