Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddi wasaiirro ah u magacaabay xal u raadinta Colaadda Waqooyiga Gobolka Galgaduud.
Guddigan oo ka kooban 5 Wasiir oo ka tirsan golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha,Amniga,Owqaafta iyo Arrimaha Diinta,Gargaarka iyo Warfaafinta.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.