Imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad oo laga daahfuray Jowhar.

0
35

JOwhar – ( Radio Isnaay )-  Imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ayaa maanta si rasmi ah kaga daahfurmay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka waxana ka qeyb galay in ka badan shan kun iyo laba boqol oo ardey oo ku nool 13 degmo oo ka tirsan gobollada shabeellaha dhexe iyo hiraan.

waxaa soo jeedinaya : – Cbadiacsiis Xasan.