Sare ukac kuyimid Qiimaha Yaanyada suuqyada Jowhar.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobka iyo fatahaadaha oo isbiirsaday ayaa baabii’yay dalagyadii beernaa ee la filaayay inay xiligan soo go’aan waxana sare u kac dhanka qudaarta ah laga dareemaya suuqyada magaalada Jowhar kaasi uu sababay dalagyadii uu jaray fatahaada wabiga shabeelle.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.