Olole Dhir Beeris ah oo laga bilaabay Gaalkacyo.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Jamhuuriyada Faderaalka Soomaaliya oo olole dhir beeris ah ka sameeysay guud deegaanada maamulka galmudug ayaa waxaa ay Magaalada Gaalkacyo ka hirgalisay mashruuca dhir beerista.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.