Munaasabad lagu daahfurayay mashruuca biyo xireenka Sabuun oo Jowhar lagu qabtay.

0
114
Jowhar – ( Radio Isnay )-Munaasabad lagu daahfurayay mashruuca biyo xireenka Sabuun oo waxtar u leh in ka badan 300-kun oo beeraleey ah ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimada dowladgoboleedka Hirshabeelle.
Mashruucan waxaa si wadajir ah u daah-furay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Ku-simaha Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeen Mudane Saalax Axmed Jaamac.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.