Agaasimaha Guud Bangiga Puntland oo kormeeray Dekeda Boosaaso.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud Bangiga Puntland Khadar Ugaas Cabdi Axmed oo ay weheliyaan Aggaasimyaal ka tirsan Bank Dowladda ayaa kormeer ku tegay Dekeda Magaalada Boosaaso oo ah Isha dhaqaalaha Puntland.

waxaa soo jeednieysa : – Sahro cabdi.