Haweenka ka Shaqeeya Nadaafada Jowhar oo Codsaday In Laga Caawiyo Dhanka Agabka.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnay ) – Haweenka ka shaqeeya Nadaafada degmad jowhar gaar ahaan xaafadda horseed ayaa sheegay ina ay ku shaqeyaan daruufo adag islamarkana aysan heysan agaba ay ku shaqeyaan.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.